Close Menu

    Kusaabsan sosato youth alliance

    September 24, 2025

    Kulankayaga maanta wuxu ku saabsan yahay caqabadaha nahaysta ee na horyaala hadaanu nahay dhalinyarad ku jamhuuriyada Somaliland Sosato waa urur dhalinyaro oo u dooda xuquuqda dhalinyarada degaanka Sool, Sanaag iyo Togdheer oo bulshada caalamku u muuqdaan in ay iska indhatiraan. Caqabadda ugu weyn ee na haysaa waa shaqo la’aan, sababtoo ah fursadaha shaqo ee dalkeenu aad bay u yar yihiin yihiin. Sannad walba kumannaan arday ah ayaa ka qalin-jabiya jaamacadaha dalka, hase yeeshee in ka yar 10% ayaa shaqo hela. Xaaladdani waxay dhalinyaro badan ku qasabtay in ay dalka ka ka tahriibaan . Dhalinyarada Somaliland kuma tahriibaan rabitaankooda iyo in ay iska jeclaysteen wadamo kale balse waa lagu qasbay oo wadankoodii ayay bilaaa camal kuyihiin Haddii ay ka heli lahaayeen shaqo dalkooda gudihiisa, oo naftooda khatar may geliyeen tahriib aan amaan ahayn Su’aasha aanu is waydiinay waxay ahayd: Maxaa keenay in dalkeenu noqdo meel ay ka jirto shaqo la’aan baahsan Wadankayagana aanu bilaa camal kunoqono Markii aanu samaynay cilmi-baaris, waxaanu ogaanay in mushkiladdu salka ku hayso arrin aad u qoto dheer: dalkayaga waa la matalay. Madaxbannaanidiisa iyo dukumeentiyadiisa waxa si sharci darro qaramada midoobay isaga diiwaan geliyay somalia Tani waxay keentay in Somaliland la tirtiro, annagana la tirtiro. 1-dii July Soomaaliya waxay gabi ahaanba xidhay dalkeena, Somaliland. Kursiga sharci darrada ah ee Soomaaliya ku leedahay Qaramada Midoobay waxa uu siiyay aqoonsi siyaasadeed oo ay ku tirtiro xaqa Somaliland u leedahay jiritaankeeda dawladnimo. Shacabkayaga waxaa lagu amray in ay ganacsiga, maalgashiga iyo xitaa mashaariicda dhismaha geeyaan dhinaca Muqdisho. Waxayna ku qasbanaadeen in ay u haajiraan Muqdisho si ay shaqo u helaan. Markii danbena Soomaaliya waxay go’aansatay in ay cidhib tirto dadka Somaliland halgan iyo naf-hurnimo aad u weyn kadib isla markaana aanay jirin wax kaalmo ah oo caalami ah, dadka reer Somaliland waxay ka badbaadeen xasuuqaas, waxayna si buuxda u soo ceshadeen madaxbannaanidooda gudaha, halka madaxbannaanidooda dibadda weli ay taagan tahay laakiin ay si sharci darro ah ugu sheegato Soomaaliya marka lajoogo Qaramada Midoobay. Somaliland waxay samaysay dadaal aad u weyn waxayna gaadhay guulo cajiib ah. Adduunkoo dhan wuu wada arkay sida ay uga go’an tahay dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida. Si kastaba ha ahaatee, inkasta oo ay jiraan guulahan, annaga oo dhalinyarada Somaliland wadankana ka ah 70% weli waxa na haysta shaqo la’aan baahsan. Baadhitaankayaga nwaxa aanu ku ogaanay in sababtu tahay in dawladayadu hesho taageero caalami ah oo aad u yar, dakhligeeduna uu aad u kooban yahay, taas oo ka dhigaysa mid aan awoodin in ay abuurto fursado shaqo oo ku filan dhalinyarada Somaliland. Waxaanmarkaa isku daynay inaan u jeesano shaqooyinka online ka ah, laakiin halkaana waxa kale oo aanu ku wajahnay caqabad weyn: adduunku xitaa ma aqoonsana jiritaankayaga. Ma awoodno inaan lacag ka sameyno YouTube, Facebook ama TikTok. Waxaanu ogaanay in habka kaliya ee aan lacag kaga samayn karno barnaamijyadan uu yahay haddii qof dibadda jooga uu noo sameeyo akoono. Laakiin dhammaan dhalinyarada ma haystaan qof ay wadanka dibadiisa jooga oo Sidoo kale suuqayada financial marketka kama shaqaysan karno Oo dhamaan brokerada stock market ku wadankayaga kama shaqeeyo Brokerada iyo Exchange yada forex ka iyo cryptocurrency guna datadayada ma aqbalaan Dalkeenu ma laha SWIFT code , taas oo ah caqabad weyn oo hortaagan horumarka dhaqaale Markii lacag dibadda naloo soo diro, waxay martaa xawaalado oo lacag aad u badan naga goosta . Markii aanu lacag dibadda u dirno, waxaanu bixinaa lacag dheeraad ah Si arrintu uga sii darto, Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu soo farageliyay oo wuxuu xawaaladaha ku amaray inay tbaabiiyaan aqoonsigayaga iyagoo nagu diiwaangelinaya magaca Soomaaliya. Sidoo kale Dhamaan platformyada iyo applicationada caalamku waxay wadankayaga ku qoraan somalia calan ahaan na waxay u isticmaalaan ka somalia ,markaanu emailo udirno badankoodu way iska kaaya indho tiraan kuwa bedelana isla markiiba waxaa la xidhiidha wasaarada arimaha dibada ee somalia waxayna ku tidhaahdaa baabiiya arinkan oo aad buu noo gilgilay, sababtoo ah Soomaaliya waxay xasuuq ka fulisay dadkayaga, ficilkan joogtada ahi wuxuu muujinayaa inay weli damacsan yihiin inay dhamaystiraan genocidekii , oo gebi ahaanba na la tirtiro. Waxa kale oo nagu riday argagax iyo murugo weyn in beesha caalamku aamusnaato. Lkn Haddaba waxaanu fahannay in aysan xitaa ogeyn jiritaankayaga. Intaa waxaa dheer, maadaama dalkeenu aanu lahayn SWIFT code oo SWIFT aanay noo ogolaanin inaan ku biirno nidaamka caalamiga ah, xitaa ma awoodno inaan alaab ka iibsanno internet-ka sida dalalka kale. Sidoo kale, ma hayno koodh boosto (postal code), sababtoo ah Ururka Boostada Adduunka (UPU) oo ah hay’ad hoos timaada Qaramada Midoobay oo qaabilsan adeegyada boostada caalamiga ah, ma ogola in dalkeenu xubin noqdo. Annaga oo dhalinyarada Somaliland ah, waxaan dareemeynaa in adduunku naga ilduufay, shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ee gaarka ahna ay naga xannibeen awoodda aan kaga gudbi lahayn caqabadahan. Beesha caalamku waxay si aan caddaalad ahayn noogu xannibeen Soomaaliya darteed. Somalia waa messhi xaday madaxbannaanideena, sida sharci darada ahna iskaga diiwaan gelisay unka iyadoo anaga iska kaaya dhigaysa dhulkayagii qabsatay, waa meeshii 31 sano dadkayaga xasuuqaysay Ma jirto cadaalad daro ka weyn in la isku dayo in gebi ahaanba la tirtiro jiritaanka ummad dhan, la go’doomiyo, iyadoo adduunku iska indho-tirayo. Waxa aanu u baahanahay, marka ugu horraysa, in la joojiyo xasuuqa socda ee Soomaaliya ka waddo dadkayaga, isla markaana si buuxda loo diido sheegashadeeda been abuurka ah ee dhulkeena. Annaga oo dhalinyarada Somaliland ah, waxaan codsaneynaa in laga qaado xayiraadaha culus ee si sharci darro ah noo saaran dhammaan dhinacyada nolosheenna. Waxaan xaq u leenahay nolol, xorriyad iyo ammaan. Waxaan nahay dad nabadeed, shaqo jecel, ixtiraam badanna leh.

    Dhalinyarada La Ilaaway ee Somaliland: Baaq Ku Wajahan Caddaalad iyo Aqoonsi

    SOSATO Youth Alliance is an organization that advocates for the rights of youth in the regions of Sool, Sanaag, and Togdheer in Somaliland.

    August 15, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram Threads
    • Af-soomaali Af-soomaali
    • English
    Facebook X (Twitter) Instagram
    sosatoyouthalliance
    • Home
    • Who We Are
      • About sosato youth alliance
      • Executive Commitee
      • Guiding Principle
      • Secratariat
    • Where We Are
      • Togdheer
      • Sanaag
      • Sool
    • What We Do
      • Thematic Areas
      • Assessment of Youth Conditions in Eastern Somaliland
      • Presentation of Challenges Facing Communities in Togdheer, Sool, and Sanaag, with a Focus on Youth
    • Resource
    • contact
    sosatoyouthalliance
    Home»Dhalinyarada La Ilaaway ee Somaliland: Baaq Ku Wajahan Caddaalad iyo Aqoonsi»Kulankayaga maanta wuxu ku saabsan yahay caqabadaha nahaysta ee na horyaala hadaanu nahay dhalinyarad ku jamhuuriyada Somaliland Sosato waa urur dhalinyaro oo u dooda xuquuqda dhalinyarada degaanka Sool, Sanaag iyo Togdheer oo bulshada caalamku u muuqdaan in ay iska indhatiraan. Caqabadda ugu weyn ee na haysaa waa shaqo la’aan, sababtoo ah fursadaha shaqo ee dalkeenu aad bay u yar yihiin yihiin. Sannad walba kumannaan arday ah ayaa ka qalin-jabiya jaamacadaha dalka, hase yeeshee in ka yar 10% ayaa shaqo hela. Xaaladdani waxay dhalinyaro badan ku qasabtay in ay dalka ka ka tahriibaan . Dhalinyarada Somaliland kuma tahriibaan rabitaankooda iyo in ay iska jeclaysteen wadamo kale balse waa lagu qasbay oo wadankoodii ayay bilaaa camal kuyihiin Haddii ay ka heli lahaayeen shaqo dalkooda gudihiisa, oo naftooda khatar may geliyeen tahriib aan amaan ahayn Su’aasha aanu is waydiinay waxay ahayd: Maxaa keenay in dalkeenu noqdo meel ay ka jirto shaqo la’aan baahsan Wadankayagana aanu bilaa camal kunoqono Markii aanu samaynay cilmi-baaris, waxaanu ogaanay in mushkiladdu salka ku hayso arrin aad u qoto dheer: dalkayaga waa la matalay. Madaxbannaanidiisa iyo dukumeentiyadiisa waxa si sharci darro qaramada midoobay isaga diiwaan geliyay somalia Tani waxay keentay in Somaliland la tirtiro, annagana la tirtiro. 1-dii July Soomaaliya waxay gabi ahaanba xidhay dalkeena, Somaliland. Kursiga sharci darrada ah ee Soomaaliya ku leedahay Qaramada Midoobay waxa uu siiyay aqoonsi siyaasadeed oo ay ku tirtiro xaqa Somaliland u leedahay jiritaankeeda dawladnimo. Shacabkayaga waxaa lagu amray in ay ganacsiga, maalgashiga iyo xitaa mashaariicda dhismaha geeyaan dhinaca Muqdisho. Waxayna ku qasbanaadeen in ay u haajiraan Muqdisho si ay shaqo u helaan. Markii danbena Soomaaliya waxay go’aansatay in ay cidhib tirto dadka Somaliland halgan iyo naf-hurnimo aad u weyn kadib isla markaana aanay jirin wax kaalmo ah oo caalami ah, dadka reer Somaliland waxay ka badbaadeen xasuuqaas, waxayna si buuxda u soo ceshadeen madaxbannaanidooda gudaha, halka madaxbannaanidooda dibadda weli ay taagan tahay laakiin ay si sharci darro ah ugu sheegato Soomaaliya marka lajoogo Qaramada Midoobay. Somaliland waxay samaysay dadaal aad u weyn waxayna gaadhay guulo cajiib ah. Adduunkoo dhan wuu wada arkay sida ay uga go’an tahay dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida. Si kastaba ha ahaatee, inkasta oo ay jiraan guulahan, annaga oo dhalinyarada Somaliland wadankana ka ah 70% weli waxa na haysta shaqo la’aan baahsan. Baadhitaankayaga nwaxa aanu ku ogaanay in sababtu tahay in dawladayadu hesho taageero caalami ah oo aad u yar, dakhligeeduna uu aad u kooban yahay, taas oo ka dhigaysa mid aan awoodin in ay abuurto fursado shaqo oo ku filan dhalinyarada Somaliland. Waxaanmarkaa isku daynay inaan u jeesano shaqooyinka online ka ah, laakiin halkaana waxa kale oo aanu ku wajahnay caqabad weyn: adduunku xitaa ma aqoonsana jiritaankayaga. Ma awoodno inaan lacag ka sameyno YouTube, Facebook ama TikTok. Waxaanu ogaanay in habka kaliya ee aan lacag kaga samayn karno barnaamijyadan uu yahay haddii qof dibadda jooga uu noo sameeyo akoono. Laakiin dhammaan dhalinyarada ma haystaan qof ay wadanka dibadiisa jooga oo Sidoo kale suuqayada financial marketka kama shaqaysan karno Oo dhamaan brokerada stock market ku wadankayaga kama shaqeeyo Brokerada iyo Exchange yada forex ka iyo cryptocurrency guna datadayada ma aqbalaan Dalkeenu ma laha SWIFT code , taas oo ah caqabad weyn oo hortaagan horumarka dhaqaale Markii lacag dibadda naloo soo diro, waxay martaa xawaalado oo lacag aad u badan naga goosta . Markii aanu lacag dibadda u dirno, waxaanu bixinaa lacag dheeraad ah Si arrintu uga sii darto, Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu soo farageliyay oo wuxuu xawaaladaha ku amaray inay tbaabiiyaan aqoonsigayaga iyagoo nagu diiwaangelinaya magaca Soomaaliya. Sidoo kale Dhamaan platformyada iyo applicationada caalamku waxay wadankayaga ku qoraan somalia calan ahaan na waxay u isticmaalaan ka somalia ,markaanu emailo udirno badankoodu way iska kaaya indho tiraan kuwa bedelana isla markiiba waxaa la xidhiidha wasaarada arimaha dibada ee somalia waxayna ku tidhaahdaa baabiiya arinkan oo aad buu noo gilgilay, sababtoo ah Soomaaliya waxay xasuuq ka fulisay dadkayaga, ficilkan joogtada ahi wuxuu muujinayaa inay weli damacsan yihiin inay dhamaystiraan genocidekii , oo gebi ahaanba na la tirtiro. Waxa kale oo nagu riday argagax iyo murugo weyn in beesha caalamku aamusnaato. Lkn Haddaba waxaanu fahannay in aysan xitaa ogeyn jiritaankayaga. Intaa waxaa dheer, maadaama dalkeenu aanu lahayn SWIFT code oo SWIFT aanay noo ogolaanin inaan ku biirno nidaamka caalamiga ah, xitaa ma awoodno inaan alaab ka iibsanno internet-ka sida dalalka kale. Sidoo kale, ma hayno koodh boosto (postal code), sababtoo ah Ururka Boostada Adduunka (UPU) oo ah hay’ad hoos timaada Qaramada Midoobay oo qaabilsan adeegyada boostada caalamiga ah, ma ogola in dalkeenu xubin noqdo. Annaga oo dhalinyarada Somaliland ah, waxaan dareemeynaa in adduunku naga ilduufay, shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ee gaarka ahna ay naga xannibeen awoodda aan kaga gudbi lahayn caqabadahan. Beesha caalamku waxay si aan caddaalad ahayn noogu xannibeen Soomaaliya darteed. Somalia waa messhi xaday madaxbannaanideena, sida sharci darada ahna iskaga diiwaan gelisay unka iyadoo anaga iska kaaya dhigaysa dhulkayagii qabsatay, waa meeshii 31 sano dadkayaga xasuuqaysay Ma jirto cadaalad daro ka weyn in la isku dayo in gebi ahaanba la tirtiro jiritaanka ummad dhan, la go’doomiyo, iyadoo adduunku iska indho-tirayo. Waxa aanu u baahanahay, marka ugu horraysa, in la joojiyo xasuuqa socda ee Soomaaliya ka waddo dadkayaga, isla markaana si buuxda loo diido sheegashadeeda been abuurka ah ee dhulkeena. Annaga oo dhalinyarada Somaliland ah, waxaan codsaneynaa in laga qaado xayiraadaha culus ee si sharci darro ah noo saaran dhammaan dhinacyada nolosheenna. Waxaan xaq u leenahay nolol, xorriyad iyo ammaan. Waxaan nahay dad nabadeed, shaqo jecel, ixtiraam badanna leh.
    Dhalinyarada La Ilaaway ee Somaliland: Baaq Ku Wajahan Caddaalad iyo Aqoonsi

    Kulankayaga maanta wuxu ku saabsan yahay caqabadaha nahaysta ee na horyaala hadaanu nahay dhalinyarad ku jamhuuriyada Somaliland Sosato waa urur dhalinyaro oo u dooda xuquuqda dhalinyarada degaanka Sool, Sanaag iyo Togdheer oo bulshada caalamku u muuqdaan in ay iska indhatiraan. Caqabadda ugu weyn ee na haysaa waa shaqo la’aan, sababtoo ah fursadaha shaqo ee dalkeenu aad bay u yar yihiin yihiin. Sannad walba kumannaan arday ah ayaa ka qalin-jabiya jaamacadaha dalka, hase yeeshee in ka yar 10% ayaa shaqo hela. Xaaladdani waxay dhalinyaro badan ku qasabtay in ay dalka ka ka tahriibaan . Dhalinyarada Somaliland kuma tahriibaan rabitaankooda iyo in ay iska jeclaysteen wadamo kale balse waa lagu qasbay oo wadankoodii ayay bilaaa camal kuyihiin Haddii ay ka heli lahaayeen shaqo dalkooda gudihiisa, oo naftooda khatar may geliyeen tahriib aan amaan ahayn Su’aasha aanu is waydiinay waxay ahayd: Maxaa keenay in dalkeenu noqdo meel ay ka jirto shaqo la’aan baahsan Wadankayagana aanu bilaa camal kunoqono Markii aanu samaynay cilmi-baaris, waxaanu ogaanay in mushkiladdu salka ku hayso arrin aad u qoto dheer: dalkayaga waa la matalay. Madaxbannaanidiisa iyo dukumeentiyadiisa waxa si sharci darro qaramada midoobay isaga diiwaan geliyay somalia Tani waxay keentay in Somaliland la tirtiro, annagana la tirtiro. 1-dii July Soomaaliya waxay gabi ahaanba xidhay dalkeena, Somaliland. Kursiga sharci darrada ah ee Soomaaliya ku leedahay Qaramada Midoobay waxa uu siiyay aqoonsi siyaasadeed oo ay ku tirtiro xaqa Somaliland u leedahay jiritaankeeda dawladnimo. Shacabkayaga waxaa lagu amray in ay ganacsiga, maalgashiga iyo xitaa mashaariicda dhismaha geeyaan dhinaca Muqdisho. Waxayna ku qasbanaadeen in ay u haajiraan Muqdisho si ay shaqo u helaan. Markii danbena Soomaaliya waxay go’aansatay in ay cidhib tirto dadka Somaliland halgan iyo naf-hurnimo aad u weyn kadib isla markaana aanay jirin wax kaalmo ah oo caalami ah, dadka reer Somaliland waxay ka badbaadeen xasuuqaas, waxayna si buuxda u soo ceshadeen madaxbannaanidooda gudaha, halka madaxbannaanidooda dibadda weli ay taagan tahay laakiin ay si sharci darro ah ugu sheegato Soomaaliya marka lajoogo Qaramada Midoobay. Somaliland waxay samaysay dadaal aad u weyn waxayna gaadhay guulo cajiib ah. Adduunkoo dhan wuu wada arkay sida ay uga go’an tahay dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida. Si kastaba ha ahaatee, inkasta oo ay jiraan guulahan, annaga oo dhalinyarada Somaliland wadankana ka ah 70% weli waxa na haysta shaqo la’aan baahsan. Baadhitaankayaga nwaxa aanu ku ogaanay in sababtu tahay in dawladayadu hesho taageero caalami ah oo aad u yar, dakhligeeduna uu aad u kooban yahay, taas oo ka dhigaysa mid aan awoodin in ay abuurto fursado shaqo oo ku filan dhalinyarada Somaliland. Waxaanmarkaa isku daynay inaan u jeesano shaqooyinka online ka ah, laakiin halkaana waxa kale oo aanu ku wajahnay caqabad weyn: adduunku xitaa ma aqoonsana jiritaankayaga. Ma awoodno inaan lacag ka sameyno YouTube, Facebook ama TikTok. Waxaanu ogaanay in habka kaliya ee aan lacag kaga samayn karno barnaamijyadan uu yahay haddii qof dibadda jooga uu noo sameeyo akoono. Laakiin dhammaan dhalinyarada ma haystaan qof ay wadanka dibadiisa jooga oo Sidoo kale suuqayada financial marketka kama shaqaysan karno Oo dhamaan brokerada stock market ku wadankayaga kama shaqeeyo Brokerada iyo Exchange yada forex ka iyo cryptocurrency guna datadayada ma aqbalaan Dalkeenu ma laha SWIFT code , taas oo ah caqabad weyn oo hortaagan horumarka dhaqaale Markii lacag dibadda naloo soo diro, waxay martaa xawaalado oo lacag aad u badan naga goosta . Markii aanu lacag dibadda u dirno, waxaanu bixinaa lacag dheeraad ah Si arrintu uga sii darto, Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu soo farageliyay oo wuxuu xawaaladaha ku amaray inay tbaabiiyaan aqoonsigayaga iyagoo nagu diiwaangelinaya magaca Soomaaliya. Sidoo kale Dhamaan platformyada iyo applicationada caalamku waxay wadankayaga ku qoraan somalia calan ahaan na waxay u isticmaalaan ka somalia ,markaanu emailo udirno badankoodu way iska kaaya indho tiraan kuwa bedelana isla markiiba waxaa la xidhiidha wasaarada arimaha dibada ee somalia waxayna ku tidhaahdaa baabiiya arinkan oo aad buu noo gilgilay, sababtoo ah Soomaaliya waxay xasuuq ka fulisay dadkayaga, ficilkan joogtada ahi wuxuu muujinayaa inay weli damacsan yihiin inay dhamaystiraan genocidekii , oo gebi ahaanba na la tirtiro. Waxa kale oo nagu riday argagax iyo murugo weyn in beesha caalamku aamusnaato. Lkn Haddaba waxaanu fahannay in aysan xitaa ogeyn jiritaankayaga. Intaa waxaa dheer, maadaama dalkeenu aanu lahayn SWIFT code oo SWIFT aanay noo ogolaanin inaan ku biirno nidaamka caalamiga ah, xitaa ma awoodno inaan alaab ka iibsanno internet-ka sida dalalka kale. Sidoo kale, ma hayno koodh boosto (postal code), sababtoo ah Ururka Boostada Adduunka (UPU) oo ah hay’ad hoos timaada Qaramada Midoobay oo qaabilsan adeegyada boostada caalamiga ah, ma ogola in dalkeenu xubin noqdo. Annaga oo dhalinyarada Somaliland ah, waxaan dareemeynaa in adduunku naga ilduufay, shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ee gaarka ahna ay naga xannibeen awoodda aan kaga gudbi lahayn caqabadahan. Beesha caalamku waxay si aan caddaalad ahayn noogu xannibeen Soomaaliya darteed. Somalia waa messhi xaday madaxbannaanideena, sida sharci darada ahna iskaga diiwaan gelisay unka iyadoo anaga iska kaaya dhigaysa dhulkayagii qabsatay, waa meeshii 31 sano dadkayaga xasuuqaysay Ma jirto cadaalad daro ka weyn in la isku dayo in gebi ahaanba la tirtiro jiritaanka ummad dhan, la go’doomiyo, iyadoo adduunku iska indho-tirayo. Waxa aanu u baahanahay, marka ugu horraysa, in la joojiyo xasuuqa socda ee Soomaaliya ka waddo dadkayaga, isla markaana si buuxda loo diido sheegashadeeda been abuurka ah ee dhulkeena. Annaga oo dhalinyarada Somaliland ah, waxaan codsaneynaa in laga qaado xayiraadaha culus ee si sharci darro ah noo saaran dhammaan dhinacyada nolosheenna. Waxaan xaq u leenahay nolol, xorriyad iyo ammaan. Waxaan nahay dad nabadeed, shaqo jecel, ixtiraam badanna leh.

    yaasiinsiciid458By yaasiinsiciid458Dhalinyarada La Ilaaway ee Somaliland: Baaq Ku Wajahan Caddaalad iyo AqoonsiUpdated:September 29, 2025No Comments4 Mins Read9 Views
    Share Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Our meeting today is centered on discussing the challenges, we as young people, in the State of Somaliland face.
    Sosato is a youth organization that advocates for the youth of Sool, Sanaag and Toghdeer that the international community seem to abandon.
    The greatest challenge we confront is unemployment, as job opportunities in our country are extremely limited.
    Every year, thousands of students graduate from our universities, yet less than 10% manage to find employment.
    This situation has forced many young people into migration.The youth of Somaliland are not leaving because they desire to, but because they are compelled to.
    If they could find jobs in their homeland, they would not risk their lives through migration that is not structured and safe.
    The question we asked ourselves was:
    Why has our country become a place of mass unemployment?
    From our research we discovered that the root cause lies in a profound problem: our country has been impersonated.
    Its sovereignty and legal documents are unlawfully held by Somalia at the United Nations.
    This has led to the erasure of Somaliland, the erasure of us.
    On 1st July Somalia completely shut down our country, Somaliland.
    The unlawful UN seat Somalia occupies gave it political recognition to erase Somaliland’s right to exist as a State.
    Our people were ordered to divert all trade, investment and even construction projects to Mogadishu.
    They were forced to migrate to Mogadishu for work.
    Later, Somalia made the decision to eliminate the people of Somaliland, committing genocide against us.Through immense struggle and sacrifice, and without any international assistance, the people of Somaliland survived this genocide and fully reclaimed their internal sovereignty while their external sovereignty is still intact although claimed unlawfully by Somalia at the UN.
    Somaliland has made tremendous efforts and achieved remarkable successes. The world has witnessed our commitment to democracy, peace, and stability. However, despite these achievements, we, the youth who make up 70% of the population, continue to face widespread unemployment. From our investigation, we found out that this is because our government receives minimal international support and its revenue is very limited, leaving it unable to create sufficient job opportunities for Somaliland’s youth. We have tried to turn to online work, but here too we face another huge challenge: the world does not even recognize us. We cannot monetize on YouTube, Facebook, or TikTok. We are told that the only way to earn from these platforms is if someone living abroad creates accounts for us. But not every young person has such access. Similarly, we cannot participate in the financial markets. None of the stock market brokers operate in our country. Forex and cryptocurrency exchanges also reject our applications to join their platforms. Our country has no SWIFT code, a main barrier to economic progress. When money is sent to us from abroad through remittances, it passes through money transfer agencies that charge heavy fees. And when we send money outside, we face additional costs. To make matters worse, the President of Somalia has intervened and ordered money transfer agencies to erase our identity by registering us under Somalia’s name. This has shocked us deeply, because Somalia committed genocide against our people, and this ongoing action shows their intention to complete the genocide by erasing us entirely. We are shocked at the international community’s silence. Now we understand they don’t know we exist. Moreover, since our country does not have a SWIFT code, and SWIFT has not permitted us to join the global system, we cannot even buy goods online like other nations. We also lack a postal code, because the Universal Postal Union (UPU), a United Nations specialized agency responsible for global postal services, does not allow our country to become a member. As the youth of Somaliland, we feel that the world has neglected us, and that both private companies and UN-affiliated agencies have denied us the ability to overcome these restrictions. The international community has unfairly punished us, blocking us for Somalia’s sake. Yet it is Somalia that stole our sovereignty, registered itself at the UN with our identity, occupied our land, and massacred our people for 31 long years. There is no greater injustice than attempting to erase the very existence of an entire people, to isolate them, and for the world to turn a blind eye. What we need, first and foremost, is for Somalia’s ongoing genocide against our people to stop, and for its false claims over our land to be rejected once and for all. As the youth of Somaliland, we call for the removal of the severe restrictions imposed on us unlawfully in all aspects of our lives. We deserve life, liberty, and security. We are peaceful, hardworking, and respectful.l

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleSOSATO Youth Alliance is an organization that advocates for the rights of youth in the regions of Sool, Sanaag, and Togdheer in Somaliland.
    Next Article Kusaabsan sosato youth alliance
    yaasiinsiciid458

    Related Posts

    Kusaabsan sosato youth alliance

    September 24, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Kusaabsan sosato youth alliance

    September 24, 202520 Views

    Kulankayaga maanta wuxu ku saabsan yahay caqabadaha nahaysta ee na horyaala hadaanu nahay dhalinyarad ku jamhuuriyada Somaliland Sosato waa urur dhalinyaro oo u dooda xuquuqda dhalinyarada degaanka Sool, Sanaag iyo Togdheer oo bulshada caalamku u muuqdaan in ay iska indhatiraan. Caqabadda ugu weyn ee na haysaa waa shaqo la’aan, sababtoo ah fursadaha shaqo ee dalkeenu aad bay u yar yihiin yihiin. Sannad walba kumannaan arday ah ayaa ka qalin-jabiya jaamacadaha dalka, hase yeeshee in ka yar 10% ayaa shaqo hela. Xaaladdani waxay dhalinyaro badan ku qasabtay in ay dalka ka ka tahriibaan . Dhalinyarada Somaliland kuma tahriibaan rabitaankooda iyo in ay iska jeclaysteen wadamo kale balse waa lagu qasbay oo wadankoodii ayay bilaaa camal kuyihiin Haddii ay ka heli lahaayeen shaqo dalkooda gudihiisa, oo naftooda khatar may geliyeen tahriib aan amaan ahayn Su’aasha aanu is waydiinay waxay ahayd: Maxaa keenay in dalkeenu noqdo meel ay ka jirto shaqo la’aan baahsan Wadankayagana aanu bilaa camal kunoqono Markii aanu samaynay cilmi-baaris, waxaanu ogaanay in mushkiladdu salka ku hayso arrin aad u qoto dheer: dalkayaga waa la matalay. Madaxbannaanidiisa iyo dukumeentiyadiisa waxa si sharci darro qaramada midoobay isaga diiwaan geliyay somalia Tani waxay keentay in Somaliland la tirtiro, annagana la tirtiro. 1-dii July Soomaaliya waxay gabi ahaanba xidhay dalkeena, Somaliland. Kursiga sharci darrada ah ee Soomaaliya ku leedahay Qaramada Midoobay waxa uu siiyay aqoonsi siyaasadeed oo ay ku tirtiro xaqa Somaliland u leedahay jiritaankeeda dawladnimo. Shacabkayaga waxaa lagu amray in ay ganacsiga, maalgashiga iyo xitaa mashaariicda dhismaha geeyaan dhinaca Muqdisho. Waxayna ku qasbanaadeen in ay u haajiraan Muqdisho si ay shaqo u helaan. Markii danbena Soomaaliya waxay go’aansatay in ay cidhib tirto dadka Somaliland halgan iyo naf-hurnimo aad u weyn kadib isla markaana aanay jirin wax kaalmo ah oo caalami ah, dadka reer Somaliland waxay ka badbaadeen xasuuqaas, waxayna si buuxda u soo ceshadeen madaxbannaanidooda gudaha, halka madaxbannaanidooda dibadda weli ay taagan tahay laakiin ay si sharci darro ah ugu sheegato Soomaaliya marka lajoogo Qaramada Midoobay. Somaliland waxay samaysay dadaal aad u weyn waxayna gaadhay guulo cajiib ah. Adduunkoo dhan wuu wada arkay sida ay uga go’an tahay dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida. Si kastaba ha ahaatee, inkasta oo ay jiraan guulahan, annaga oo dhalinyarada Somaliland wadankana ka ah 70% weli waxa na haysta shaqo la’aan baahsan. Baadhitaankayaga nwaxa aanu ku ogaanay in sababtu tahay in dawladayadu hesho taageero caalami ah oo aad u yar, dakhligeeduna uu aad u kooban yahay, taas oo ka dhigaysa mid aan awoodin in ay abuurto fursado shaqo oo ku filan dhalinyarada Somaliland. Waxaanmarkaa isku daynay inaan u jeesano shaqooyinka online ka ah, laakiin halkaana waxa kale oo aanu ku wajahnay caqabad weyn: adduunku xitaa ma aqoonsana jiritaankayaga. Ma awoodno inaan lacag ka sameyno YouTube, Facebook ama TikTok. Waxaanu ogaanay in habka kaliya ee aan lacag kaga samayn karno barnaamijyadan uu yahay haddii qof dibadda jooga uu noo sameeyo akoono. Laakiin dhammaan dhalinyarada ma haystaan qof ay wadanka dibadiisa jooga oo Sidoo kale suuqayada financial marketka kama shaqaysan karno Oo dhamaan brokerada stock market ku wadankayaga kama shaqeeyo Brokerada iyo Exchange yada forex ka iyo cryptocurrency guna datadayada ma aqbalaan Dalkeenu ma laha SWIFT code , taas oo ah caqabad weyn oo hortaagan horumarka dhaqaale Markii lacag dibadda naloo soo diro, waxay martaa xawaalado oo lacag aad u badan naga goosta . Markii aanu lacag dibadda u dirno, waxaanu bixinaa lacag dheeraad ah Si arrintu uga sii darto, Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu soo farageliyay oo wuxuu xawaaladaha ku amaray inay tbaabiiyaan aqoonsigayaga iyagoo nagu diiwaangelinaya magaca Soomaaliya. Sidoo kale Dhamaan platformyada iyo applicationada caalamku waxay wadankayaga ku qoraan somalia calan ahaan na waxay u isticmaalaan ka somalia ,markaanu emailo udirno badankoodu way iska kaaya indho tiraan kuwa bedelana isla markiiba waxaa la xidhiidha wasaarada arimaha dibada ee somalia waxayna ku tidhaahdaa baabiiya arinkan oo aad buu noo gilgilay, sababtoo ah Soomaaliya waxay xasuuq ka fulisay dadkayaga, ficilkan joogtada ahi wuxuu muujinayaa inay weli damacsan yihiin inay dhamaystiraan genocidekii , oo gebi ahaanba na la tirtiro. Waxa kale oo nagu riday argagax iyo murugo weyn in beesha caalamku aamusnaato. Lkn Haddaba waxaanu fahannay in aysan xitaa ogeyn jiritaankayaga. Intaa waxaa dheer, maadaama dalkeenu aanu lahayn SWIFT code oo SWIFT aanay noo ogolaanin inaan ku biirno nidaamka caalamiga ah, xitaa ma awoodno inaan alaab ka iibsanno internet-ka sida dalalka kale. Sidoo kale, ma hayno koodh boosto (postal code), sababtoo ah Ururka Boostada Adduunka (UPU) oo ah hay’ad hoos timaada Qaramada Midoobay oo qaabilsan adeegyada boostada caalamiga ah, ma ogola in dalkeenu xubin noqdo. Annaga oo dhalinyarada Somaliland ah, waxaan dareemeynaa in adduunku naga ilduufay, shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ee gaarka ahna ay naga xannibeen awoodda aan kaga gudbi lahayn caqabadahan. Beesha caalamku waxay si aan caddaalad ahayn noogu xannibeen Soomaaliya darteed. Somalia waa messhi xaday madaxbannaanideena, sida sharci darada ahna iskaga diiwaan gelisay unka iyadoo anaga iska kaaya dhigaysa dhulkayagii qabsatay, waa meeshii 31 sano dadkayaga xasuuqaysay Ma jirto cadaalad daro ka weyn in la isku dayo in gebi ahaanba la tirtiro jiritaanka ummad dhan, la go’doomiyo, iyadoo adduunku iska indho-tirayo. Waxa aanu u baahanahay, marka ugu horraysa, in la joojiyo xasuuqa socda ee Soomaaliya ka waddo dadkayaga, isla markaana si buuxda loo diido sheegashadeeda been abuurka ah ee dhulkeena. Annaga oo dhalinyarada Somaliland ah, waxaan codsaneynaa in laga qaado xayiraadaha culus ee si sharci darro ah noo saaran dhammaan dhinacyada nolosheenna. Waxaan xaq u leenahay nolol, xorriyad iyo ammaan. Waxaan nahay dad nabadeed, shaqo jecel, ixtiraam badanna leh.

    Dhalinyarada La Ilaaway ee Somaliland: Baaq Ku Wajahan Caddaalad iyo Aqoonsi9 Views

    SOSATO Youth Alliance is an organization that advocates for the rights of youth in the regions of Sool, Sanaag, and Togdheer in Somaliland.

    August 15, 20251 Views
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp Discord
    copyright sosatoyouthalliance

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    EnglishAf-soomaaliAf-soomaali