Close Menu

    Kusaabsan sosato youth alliance

    September 24, 2025

    Kulankayaga maanta wuxu ku saabsan yahay caqabadaha nahaysta ee na horyaala hadaanu nahay dhalinyarad ku jamhuuriyada Somaliland Sosato waa urur dhalinyaro oo u dooda xuquuqda dhalinyarada degaanka Sool, Sanaag iyo Togdheer oo bulshada caalamku u muuqdaan in ay iska indhatiraan. Caqabadda ugu weyn ee na haysaa waa shaqo la’aan, sababtoo ah fursadaha shaqo ee dalkeenu aad bay u yar yihiin yihiin. Sannad walba kumannaan arday ah ayaa ka qalin-jabiya jaamacadaha dalka, hase yeeshee in ka yar 10% ayaa shaqo hela. Xaaladdani waxay dhalinyaro badan ku qasabtay in ay dalka ka ka tahriibaan . Dhalinyarada Somaliland kuma tahriibaan rabitaankooda iyo in ay iska jeclaysteen wadamo kale balse waa lagu qasbay oo wadankoodii ayay bilaaa camal kuyihiin Haddii ay ka heli lahaayeen shaqo dalkooda gudihiisa, oo naftooda khatar may geliyeen tahriib aan amaan ahayn Su’aasha aanu is waydiinay waxay ahayd: Maxaa keenay in dalkeenu noqdo meel ay ka jirto shaqo la’aan baahsan Wadankayagana aanu bilaa camal kunoqono Markii aanu samaynay cilmi-baaris, waxaanu ogaanay in mushkiladdu salka ku hayso arrin aad u qoto dheer: dalkayaga waa la matalay. Madaxbannaanidiisa iyo dukumeentiyadiisa waxa si sharci darro qaramada midoobay isaga diiwaan geliyay somalia Tani waxay keentay in Somaliland la tirtiro, annagana la tirtiro. 1-dii July Soomaaliya waxay gabi ahaanba xidhay dalkeena, Somaliland. Kursiga sharci darrada ah ee Soomaaliya ku leedahay Qaramada Midoobay waxa uu siiyay aqoonsi siyaasadeed oo ay ku tirtiro xaqa Somaliland u leedahay jiritaankeeda dawladnimo. Shacabkayaga waxaa lagu amray in ay ganacsiga, maalgashiga iyo xitaa mashaariicda dhismaha geeyaan dhinaca Muqdisho. Waxayna ku qasbanaadeen in ay u haajiraan Muqdisho si ay shaqo u helaan. Markii danbena Soomaaliya waxay go’aansatay in ay cidhib tirto dadka Somaliland halgan iyo naf-hurnimo aad u weyn kadib isla markaana aanay jirin wax kaalmo ah oo caalami ah, dadka reer Somaliland waxay ka badbaadeen xasuuqaas, waxayna si buuxda u soo ceshadeen madaxbannaanidooda gudaha, halka madaxbannaanidooda dibadda weli ay taagan tahay laakiin ay si sharci darro ah ugu sheegato Soomaaliya marka lajoogo Qaramada Midoobay. Somaliland waxay samaysay dadaal aad u weyn waxayna gaadhay guulo cajiib ah. Adduunkoo dhan wuu wada arkay sida ay uga go’an tahay dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida. Si kastaba ha ahaatee, inkasta oo ay jiraan guulahan, annaga oo dhalinyarada Somaliland wadankana ka ah 70% weli waxa na haysta shaqo la’aan baahsan. Baadhitaankayaga nwaxa aanu ku ogaanay in sababtu tahay in dawladayadu hesho taageero caalami ah oo aad u yar, dakhligeeduna uu aad u kooban yahay, taas oo ka dhigaysa mid aan awoodin in ay abuurto fursado shaqo oo ku filan dhalinyarada Somaliland. Waxaanmarkaa isku daynay inaan u jeesano shaqooyinka online ka ah, laakiin halkaana waxa kale oo aanu ku wajahnay caqabad weyn: adduunku xitaa ma aqoonsana jiritaankayaga. Ma awoodno inaan lacag ka sameyno YouTube, Facebook ama TikTok. Waxaanu ogaanay in habka kaliya ee aan lacag kaga samayn karno barnaamijyadan uu yahay haddii qof dibadda jooga uu noo sameeyo akoono. Laakiin dhammaan dhalinyarada ma haystaan qof ay wadanka dibadiisa jooga oo Sidoo kale suuqayada financial marketka kama shaqaysan karno Oo dhamaan brokerada stock market ku wadankayaga kama shaqeeyo Brokerada iyo Exchange yada forex ka iyo cryptocurrency guna datadayada ma aqbalaan Dalkeenu ma laha SWIFT code , taas oo ah caqabad weyn oo hortaagan horumarka dhaqaale Markii lacag dibadda naloo soo diro, waxay martaa xawaalado oo lacag aad u badan naga goosta . Markii aanu lacag dibadda u dirno, waxaanu bixinaa lacag dheeraad ah Si arrintu uga sii darto, Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu soo farageliyay oo wuxuu xawaaladaha ku amaray inay tbaabiiyaan aqoonsigayaga iyagoo nagu diiwaangelinaya magaca Soomaaliya. Sidoo kale Dhamaan platformyada iyo applicationada caalamku waxay wadankayaga ku qoraan somalia calan ahaan na waxay u isticmaalaan ka somalia ,markaanu emailo udirno badankoodu way iska kaaya indho tiraan kuwa bedelana isla markiiba waxaa la xidhiidha wasaarada arimaha dibada ee somalia waxayna ku tidhaahdaa baabiiya arinkan oo aad buu noo gilgilay, sababtoo ah Soomaaliya waxay xasuuq ka fulisay dadkayaga, ficilkan joogtada ahi wuxuu muujinayaa inay weli damacsan yihiin inay dhamaystiraan genocidekii , oo gebi ahaanba na la tirtiro. Waxa kale oo nagu riday argagax iyo murugo weyn in beesha caalamku aamusnaato. Lkn Haddaba waxaanu fahannay in aysan xitaa ogeyn jiritaankayaga. Intaa waxaa dheer, maadaama dalkeenu aanu lahayn SWIFT code oo SWIFT aanay noo ogolaanin inaan ku biirno nidaamka caalamiga ah, xitaa ma awoodno inaan alaab ka iibsanno internet-ka sida dalalka kale. Sidoo kale, ma hayno koodh boosto (postal code), sababtoo ah Ururka Boostada Adduunka (UPU) oo ah hay’ad hoos timaada Qaramada Midoobay oo qaabilsan adeegyada boostada caalamiga ah, ma ogola in dalkeenu xubin noqdo. Annaga oo dhalinyarada Somaliland ah, waxaan dareemeynaa in adduunku naga ilduufay, shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ee gaarka ahna ay naga xannibeen awoodda aan kaga gudbi lahayn caqabadahan. Beesha caalamku waxay si aan caddaalad ahayn noogu xannibeen Soomaaliya darteed. Somalia waa messhi xaday madaxbannaanideena, sida sharci darada ahna iskaga diiwaan gelisay unka iyadoo anaga iska kaaya dhigaysa dhulkayagii qabsatay, waa meeshii 31 sano dadkayaga xasuuqaysay Ma jirto cadaalad daro ka weyn in la isku dayo in gebi ahaanba la tirtiro jiritaanka ummad dhan, la go’doomiyo, iyadoo adduunku iska indho-tirayo. Waxa aanu u baahanahay, marka ugu horraysa, in la joojiyo xasuuqa socda ee Soomaaliya ka waddo dadkayaga, isla markaana si buuxda loo diido sheegashadeeda been abuurka ah ee dhulkeena. Annaga oo dhalinyarada Somaliland ah, waxaan codsaneynaa in laga qaado xayiraadaha culus ee si sharci darro ah noo saaran dhammaan dhinacyada nolosheenna. Waxaan xaq u leenahay nolol, xorriyad iyo ammaan. Waxaan nahay dad nabadeed, shaqo jecel, ixtiraam badanna leh.

    Dhalinyarada La Ilaaway ee Somaliland: Baaq Ku Wajahan Caddaalad iyo Aqoonsi

    SOSATO Youth Alliance is an organization that advocates for the rights of youth in the regions of Sool, Sanaag, and Togdheer in Somaliland.

    August 15, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram Threads
    • Af-soomaali Af-soomaali
    • English
    Facebook X (Twitter) Instagram
    sosatoyouthalliance
    • Home
    • Who We Are
      • About sosato youth alliance
      • Executive Commitee
      • Guiding Principle
      • Secratariat
    • Where We Are
      • Togdheer
      • Sanaag
      • Sool
    • What We Do
      • Thematic Areas
      • Assessment of Youth Conditions in Eastern Somaliland
      • Presentation of Challenges Facing Communities in Togdheer, Sool, and Sanaag, with a Focus on Youth
    • Resource
    • contact
    sosatoyouthalliance
    Home»About sosato youth alliance»Kusaabsan sosato youth alliance
    About sosato youth alliance

    Kusaabsan sosato youth alliance

    Having not yet visited Sector 10, follow these steps for a free upgrade.
    yaasiinsiciid458By yaasiinsiciid458September 24, 2025Updated:September 24, 2025No Comments1 Min Read20 Views
    Share Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    SOSATO Youth Alliance is an organization that advocates for the rights of youth in the regions of Sool, Sanaag, and Togdheer in Somaliland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleKulankayaga maanta wuxu ku saabsan yahay caqabadaha nahaysta ee na horyaala hadaanu nahay dhalinyarad ku jamhuuriyada Somaliland Sosato waa urur dhalinyaro oo u dooda xuquuqda dhalinyarada degaanka Sool, Sanaag iyo Togdheer oo bulshada caalamku u muuqdaan in ay iska indhatiraan. Caqabadda ugu weyn ee na haysaa waa shaqo la’aan, sababtoo ah fursadaha shaqo ee dalkeenu aad bay u yar yihiin yihiin. Sannad walba kumannaan arday ah ayaa ka qalin-jabiya jaamacadaha dalka, hase yeeshee in ka yar 10% ayaa shaqo hela. Xaaladdani waxay dhalinyaro badan ku qasabtay in ay dalka ka ka tahriibaan . Dhalinyarada Somaliland kuma tahriibaan rabitaankooda iyo in ay iska jeclaysteen wadamo kale balse waa lagu qasbay oo wadankoodii ayay bilaaa camal kuyihiin Haddii ay ka heli lahaayeen shaqo dalkooda gudihiisa, oo naftooda khatar may geliyeen tahriib aan amaan ahayn Su’aasha aanu is waydiinay waxay ahayd: Maxaa keenay in dalkeenu noqdo meel ay ka jirto shaqo la’aan baahsan Wadankayagana aanu bilaa camal kunoqono Markii aanu samaynay cilmi-baaris, waxaanu ogaanay in mushkiladdu salka ku hayso arrin aad u qoto dheer: dalkayaga waa la matalay. Madaxbannaanidiisa iyo dukumeentiyadiisa waxa si sharci darro qaramada midoobay isaga diiwaan geliyay somalia Tani waxay keentay in Somaliland la tirtiro, annagana la tirtiro. 1-dii July Soomaaliya waxay gabi ahaanba xidhay dalkeena, Somaliland. Kursiga sharci darrada ah ee Soomaaliya ku leedahay Qaramada Midoobay waxa uu siiyay aqoonsi siyaasadeed oo ay ku tirtiro xaqa Somaliland u leedahay jiritaankeeda dawladnimo. Shacabkayaga waxaa lagu amray in ay ganacsiga, maalgashiga iyo xitaa mashaariicda dhismaha geeyaan dhinaca Muqdisho. Waxayna ku qasbanaadeen in ay u haajiraan Muqdisho si ay shaqo u helaan. Markii danbena Soomaaliya waxay go’aansatay in ay cidhib tirto dadka Somaliland halgan iyo naf-hurnimo aad u weyn kadib isla markaana aanay jirin wax kaalmo ah oo caalami ah, dadka reer Somaliland waxay ka badbaadeen xasuuqaas, waxayna si buuxda u soo ceshadeen madaxbannaanidooda gudaha, halka madaxbannaanidooda dibadda weli ay taagan tahay laakiin ay si sharci darro ah ugu sheegato Soomaaliya marka lajoogo Qaramada Midoobay. Somaliland waxay samaysay dadaal aad u weyn waxayna gaadhay guulo cajiib ah. Adduunkoo dhan wuu wada arkay sida ay uga go’an tahay dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida. Si kastaba ha ahaatee, inkasta oo ay jiraan guulahan, annaga oo dhalinyarada Somaliland wadankana ka ah 70% weli waxa na haysta shaqo la’aan baahsan. Baadhitaankayaga nwaxa aanu ku ogaanay in sababtu tahay in dawladayadu hesho taageero caalami ah oo aad u yar, dakhligeeduna uu aad u kooban yahay, taas oo ka dhigaysa mid aan awoodin in ay abuurto fursado shaqo oo ku filan dhalinyarada Somaliland. Waxaanmarkaa isku daynay inaan u jeesano shaqooyinka online ka ah, laakiin halkaana waxa kale oo aanu ku wajahnay caqabad weyn: adduunku xitaa ma aqoonsana jiritaankayaga. Ma awoodno inaan lacag ka sameyno YouTube, Facebook ama TikTok. Waxaanu ogaanay in habka kaliya ee aan lacag kaga samayn karno barnaamijyadan uu yahay haddii qof dibadda jooga uu noo sameeyo akoono. Laakiin dhammaan dhalinyarada ma haystaan qof ay wadanka dibadiisa jooga oo Sidoo kale suuqayada financial marketka kama shaqaysan karno Oo dhamaan brokerada stock market ku wadankayaga kama shaqeeyo Brokerada iyo Exchange yada forex ka iyo cryptocurrency guna datadayada ma aqbalaan Dalkeenu ma laha SWIFT code , taas oo ah caqabad weyn oo hortaagan horumarka dhaqaale Markii lacag dibadda naloo soo diro, waxay martaa xawaalado oo lacag aad u badan naga goosta . Markii aanu lacag dibadda u dirno, waxaanu bixinaa lacag dheeraad ah Si arrintu uga sii darto, Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu soo farageliyay oo wuxuu xawaaladaha ku amaray inay tbaabiiyaan aqoonsigayaga iyagoo nagu diiwaangelinaya magaca Soomaaliya. Sidoo kale Dhamaan platformyada iyo applicationada caalamku waxay wadankayaga ku qoraan somalia calan ahaan na waxay u isticmaalaan ka somalia ,markaanu emailo udirno badankoodu way iska kaaya indho tiraan kuwa bedelana isla markiiba waxaa la xidhiidha wasaarada arimaha dibada ee somalia waxayna ku tidhaahdaa baabiiya arinkan oo aad buu noo gilgilay, sababtoo ah Soomaaliya waxay xasuuq ka fulisay dadkayaga, ficilkan joogtada ahi wuxuu muujinayaa inay weli damacsan yihiin inay dhamaystiraan genocidekii , oo gebi ahaanba na la tirtiro. Waxa kale oo nagu riday argagax iyo murugo weyn in beesha caalamku aamusnaato. Lkn Haddaba waxaanu fahannay in aysan xitaa ogeyn jiritaankayaga. Intaa waxaa dheer, maadaama dalkeenu aanu lahayn SWIFT code oo SWIFT aanay noo ogolaanin inaan ku biirno nidaamka caalamiga ah, xitaa ma awoodno inaan alaab ka iibsanno internet-ka sida dalalka kale. Sidoo kale, ma hayno koodh boosto (postal code), sababtoo ah Ururka Boostada Adduunka (UPU) oo ah hay’ad hoos timaada Qaramada Midoobay oo qaabilsan adeegyada boostada caalamiga ah, ma ogola in dalkeenu xubin noqdo. Annaga oo dhalinyarada Somaliland ah, waxaan dareemeynaa in adduunku naga ilduufay, shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ee gaarka ahna ay naga xannibeen awoodda aan kaga gudbi lahayn caqabadahan. Beesha caalamku waxay si aan caddaalad ahayn noogu xannibeen Soomaaliya darteed. Somalia waa messhi xaday madaxbannaanideena, sida sharci darada ahna iskaga diiwaan gelisay unka iyadoo anaga iska kaaya dhigaysa dhulkayagii qabsatay, waa meeshii 31 sano dadkayaga xasuuqaysay Ma jirto cadaalad daro ka weyn in la isku dayo in gebi ahaanba la tirtiro jiritaanka ummad dhan, la go’doomiyo, iyadoo adduunku iska indho-tirayo. Waxa aanu u baahanahay, marka ugu horraysa, in la joojiyo xasuuqa socda ee Soomaaliya ka waddo dadkayaga, isla markaana si buuxda loo diido sheegashadeeda been abuurka ah ee dhulkeena. Annaga oo dhalinyarada Somaliland ah, waxaan codsaneynaa in laga qaado xayiraadaha culus ee si sharci darro ah noo saaran dhammaan dhinacyada nolosheenna. Waxaan xaq u leenahay nolol, xorriyad iyo ammaan. Waxaan nahay dad nabadeed, shaqo jecel, ixtiraam badanna leh.
    yaasiinsiciid458

    Related Posts

    Kulankayaga maanta wuxu ku saabsan yahay caqabadaha nahaysta ee na horyaala hadaanu nahay dhalinyarad ku jamhuuriyada Somaliland Sosato waa urur dhalinyaro oo u dooda xuquuqda dhalinyarada degaanka Sool, Sanaag iyo Togdheer oo bulshada caalamku u muuqdaan in ay iska indhatiraan. Caqabadda ugu weyn ee na haysaa waa shaqo la’aan, sababtoo ah fursadaha shaqo ee dalkeenu aad bay u yar yihiin yihiin. Sannad walba kumannaan arday ah ayaa ka qalin-jabiya jaamacadaha dalka, hase yeeshee in ka yar 10% ayaa shaqo hela. Xaaladdani waxay dhalinyaro badan ku qasabtay in ay dalka ka ka tahriibaan . Dhalinyarada Somaliland kuma tahriibaan rabitaankooda iyo in ay iska jeclaysteen wadamo kale balse waa lagu qasbay oo wadankoodii ayay bilaaa camal kuyihiin Haddii ay ka heli lahaayeen shaqo dalkooda gudihiisa, oo naftooda khatar may geliyeen tahriib aan amaan ahayn Su’aasha aanu is waydiinay waxay ahayd: Maxaa keenay in dalkeenu noqdo meel ay ka jirto shaqo la’aan baahsan Wadankayagana aanu bilaa camal kunoqono Markii aanu samaynay cilmi-baaris, waxaanu ogaanay in mushkiladdu salka ku hayso arrin aad u qoto dheer: dalkayaga waa la matalay. Madaxbannaanidiisa iyo dukumeentiyadiisa waxa si sharci darro qaramada midoobay isaga diiwaan geliyay somalia Tani waxay keentay in Somaliland la tirtiro, annagana la tirtiro. 1-dii July Soomaaliya waxay gabi ahaanba xidhay dalkeena, Somaliland. Kursiga sharci darrada ah ee Soomaaliya ku leedahay Qaramada Midoobay waxa uu siiyay aqoonsi siyaasadeed oo ay ku tirtiro xaqa Somaliland u leedahay jiritaankeeda dawladnimo. Shacabkayaga waxaa lagu amray in ay ganacsiga, maalgashiga iyo xitaa mashaariicda dhismaha geeyaan dhinaca Muqdisho. Waxayna ku qasbanaadeen in ay u haajiraan Muqdisho si ay shaqo u helaan. Markii danbena Soomaaliya waxay go’aansatay in ay cidhib tirto dadka Somaliland halgan iyo naf-hurnimo aad u weyn kadib isla markaana aanay jirin wax kaalmo ah oo caalami ah, dadka reer Somaliland waxay ka badbaadeen xasuuqaas, waxayna si buuxda u soo ceshadeen madaxbannaanidooda gudaha, halka madaxbannaanidooda dibadda weli ay taagan tahay laakiin ay si sharci darro ah ugu sheegato Soomaaliya marka lajoogo Qaramada Midoobay. Somaliland waxay samaysay dadaal aad u weyn waxayna gaadhay guulo cajiib ah. Adduunkoo dhan wuu wada arkay sida ay uga go’an tahay dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida. Si kastaba ha ahaatee, inkasta oo ay jiraan guulahan, annaga oo dhalinyarada Somaliland wadankana ka ah 70% weli waxa na haysta shaqo la’aan baahsan. Baadhitaankayaga nwaxa aanu ku ogaanay in sababtu tahay in dawladayadu hesho taageero caalami ah oo aad u yar, dakhligeeduna uu aad u kooban yahay, taas oo ka dhigaysa mid aan awoodin in ay abuurto fursado shaqo oo ku filan dhalinyarada Somaliland. Waxaanmarkaa isku daynay inaan u jeesano shaqooyinka online ka ah, laakiin halkaana waxa kale oo aanu ku wajahnay caqabad weyn: adduunku xitaa ma aqoonsana jiritaankayaga. Ma awoodno inaan lacag ka sameyno YouTube, Facebook ama TikTok. Waxaanu ogaanay in habka kaliya ee aan lacag kaga samayn karno barnaamijyadan uu yahay haddii qof dibadda jooga uu noo sameeyo akoono. Laakiin dhammaan dhalinyarada ma haystaan qof ay wadanka dibadiisa jooga oo Sidoo kale suuqayada financial marketka kama shaqaysan karno Oo dhamaan brokerada stock market ku wadankayaga kama shaqeeyo Brokerada iyo Exchange yada forex ka iyo cryptocurrency guna datadayada ma aqbalaan Dalkeenu ma laha SWIFT code , taas oo ah caqabad weyn oo hortaagan horumarka dhaqaale Markii lacag dibadda naloo soo diro, waxay martaa xawaalado oo lacag aad u badan naga goosta . Markii aanu lacag dibadda u dirno, waxaanu bixinaa lacag dheeraad ah Si arrintu uga sii darto, Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu soo farageliyay oo wuxuu xawaaladaha ku amaray inay tbaabiiyaan aqoonsigayaga iyagoo nagu diiwaangelinaya magaca Soomaaliya. Sidoo kale Dhamaan platformyada iyo applicationada caalamku waxay wadankayaga ku qoraan somalia calan ahaan na waxay u isticmaalaan ka somalia ,markaanu emailo udirno badankoodu way iska kaaya indho tiraan kuwa bedelana isla markiiba waxaa la xidhiidha wasaarada arimaha dibada ee somalia waxayna ku tidhaahdaa baabiiya arinkan oo aad buu noo gilgilay, sababtoo ah Soomaaliya waxay xasuuq ka fulisay dadkayaga, ficilkan joogtada ahi wuxuu muujinayaa inay weli damacsan yihiin inay dhamaystiraan genocidekii , oo gebi ahaanba na la tirtiro. Waxa kale oo nagu riday argagax iyo murugo weyn in beesha caalamku aamusnaato. Lkn Haddaba waxaanu fahannay in aysan xitaa ogeyn jiritaankayaga. Intaa waxaa dheer, maadaama dalkeenu aanu lahayn SWIFT code oo SWIFT aanay noo ogolaanin inaan ku biirno nidaamka caalamiga ah, xitaa ma awoodno inaan alaab ka iibsanno internet-ka sida dalalka kale. Sidoo kale, ma hayno koodh boosto (postal code), sababtoo ah Ururka Boostada Adduunka (UPU) oo ah hay’ad hoos timaada Qaramada Midoobay oo qaabilsan adeegyada boostada caalamiga ah, ma ogola in dalkeenu xubin noqdo. Annaga oo dhalinyarada Somaliland ah, waxaan dareemeynaa in adduunku naga ilduufay, shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ee gaarka ahna ay naga xannibeen awoodda aan kaga gudbi lahayn caqabadahan. Beesha caalamku waxay si aan caddaalad ahayn noogu xannibeen Soomaaliya darteed. Somalia waa messhi xaday madaxbannaanideena, sida sharci darada ahna iskaga diiwaan gelisay unka iyadoo anaga iska kaaya dhigaysa dhulkayagii qabsatay, waa meeshii 31 sano dadkayaga xasuuqaysay Ma jirto cadaalad daro ka weyn in la isku dayo in gebi ahaanba la tirtiro jiritaanka ummad dhan, la go’doomiyo, iyadoo adduunku iska indho-tirayo. Waxa aanu u baahanahay, marka ugu horraysa, in la joojiyo xasuuqa socda ee Soomaaliya ka waddo dadkayaga, isla markaana si buuxda loo diido sheegashadeeda been abuurka ah ee dhulkeena. Annaga oo dhalinyarada Somaliland ah, waxaan codsaneynaa in laga qaado xayiraadaha culus ee si sharci darro ah noo saaran dhammaan dhinacyada nolosheenna. Waxaan xaq u leenahay nolol, xorriyad iyo ammaan. Waxaan nahay dad nabadeed, shaqo jecel, ixtiraam badanna leh.

    Dhalinyarada La Ilaaway ee Somaliland: Baaq Ku Wajahan Caddaalad iyo Aqoonsi
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Kusaabsan sosato youth alliance

    September 24, 202520 Views

    Dhalinyarada La Ilaaway ee Somaliland: Baaq Ku Wajahan Caddaalad iyo Aqoonsi9 Views

    SOSATO Youth Alliance is an organization that advocates for the rights of youth in the regions of Sool, Sanaag, and Togdheer in Somaliland.

    August 15, 20251 Views
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp Discord
    copyright sosatoyouthalliance

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    EnglishAf-soomaaliAf-soomaali